Sidee Al-Shabaab ula wareegtay degmada Bacaadweyn ee gobolka Mudug? (Sawirro)

Kooxda Al-shabaab ayaa soo bandhigtay caddeyn muujineysa qaabka ay ula wareegtay deganka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug oo ay dhowaan shaaciyeen inay qabsadeen dagaal la’aan. Waxaa degaankan muddo dheer ku dagaalamayey ciidamada dowladda iyo dadka degaanka oo ka hortaagnaa Alshabaab waxaana la sheegay inay Jimcihii isaga baxeen ciidamadii dowladda, taasoo keentay inay si fudud ula wareegaan … Continue reading Sidee Al-Shabaab ula wareegtay degmada Bacaadweyn ee gobolka Mudug? (Sawirro)